Puntland oo joojisay kulan ka dhan ah Imaaraadka oo ka dhici lahaa Garowe

Maamulka Puntland ayaa joojiyay kulan xalay ka dhici lahaa Hotel ku yaalla Magaalada Garowe kaasoo ku saabsanaa dood mowduuceedu ahaa “Damaca Imaaraadka iyo kala daadsanaanta Soomaaliya” Ciidanka ammaanka Puntland ayaa tagay goobta, waxayna guddiga qabanqaabada ku amreen inuusan jirin wax kulan ah, waxayna ciidanka qaateen warqadihii ajendaha iyo casuumaadda. Sababaha shirkan loo joojiyay ayaa waxaa … Continue reading Puntland oo joojisay kulan ka dhan ah Imaaraadka oo ka dhici lahaa Garowe